Posts

Xasan Sheikh Maxamuud

It looks like you may be having problems playing this video. If so, please try restarting your browser.
Close
23,497 Views
23,497 Views
Official Somali Cable was live.

Khudbadaha musharaxiinta Madaxweynaha J.F.S.

WAR HADA AH:- Daacishta Somalia oo Gowracay dad shacab ahaa uu ku jiro Madaxii Shirkada…: http://garbahaareey.com/

  illo wareedyo sababo amaan udiiday magacooda ayaa warbaahinta usheegay in ciidanka Daacish ay deegaanka qandala ku gowraceyn ilaa sex qof oo kamid ahaa dadka deegaanka. Dadka la gowracay wax…
garbahaareey.com
Posts

SAWIRO: C/llaahi Goodax Barre oo Xildhibaan Aqalka hoose loo doortay & Risaas bilaabatay..: http://garbahaareey.com/

  Kursigii sida aadka ah loogu loolamayay ee Beesha Agoon ee Xawaadle ayaa waxaa goor dhow ku guuleystay C/llaahi Goodax Barre oo mar kale difaacday Kursigiisa Xildhibaannimo. Doorashadan oo a…
garbahaareey.com

Deg Deg: Haweeney Caan ah oo ku guuleysay Kursigii ugu horeeyay Aqalka Hoose ee B/abgaal dhanka Dumarka…: http://garbahaareey.com/

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in doorashada kursiga Aqalka Hoose ee Beesha Galmaax ay ku guuleysatay Drs Mina Xasan Maxamed, kaddib markii ay heshay codad gaaraya 27 wareegii u…
garbahaareey.com

DHAGEYSI XASAASI AH:- Galmudug oo ku eedeysay Puntland in ay ka baxday Heshiiskii Gaalkacyo, kuna Hanjabtay dagaal…: http://garbahaareey.com/

Maamulka Koonfur Gaalkacyo ayaa ku eedeeyey ciidamada Puntland in ay jabiyeen heshiiskii Xabad joojinta ahaa ee horay loo gaaray, waxayna sheegeen in ay jiraan madaafiic ay ciidamada Puntland ku dh…
garbahaareey.com

DEG DEG: Al- Shabaab oo Isgaarsiinta ka jartay Koonfurta Mudug & Xaalad cakiran oo kataagan: http://garbahaareey.com/

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalooyinka Cadaado & Xarardheere ayaa sheegaya in gabi ahaanba Isgaarsiintii ay kooxda Al- Shabaab si toos ah uga damiyeen dhul masaafo ahaan dhan …
garbahaareey.com

DEG DEG:- Xaaladdihii ugu dambeeyey ee magaalada Gaalkacyo & Labada dhinac oo difaacyo hor leh sameystay..: http://garbahaareey.com/

Xiisad ka taagan gudaha Suuqa weyn ee magaalada Gaalkacyo ayaa cirka isku shareertay, waxaana wadooyinkii ugu dambeeyey ee furnaa la dhigay difaacyo ciid oo ay dhigayaan labada dhinac ee Puntland &…
garbahaareey.com

XOG Xasaasi ah oo ku saabsan Socdaalka Xasan sheekh ee dalka Itoobiya iyadoo doorashada…: http://garbahaareey.com/

Madaxweynaha xilka sii haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u dhoofay dalka Itoobiya, halkaasoo madaxda Itoobiya ugu yeereen. Socdaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka dambeeyay kadib markii ay madaxda It…
garbahaareey.com

XOG:- Beesha Caalamka oo Diidan Xildhibaano kudhaw 50 & Arin aad loo soo dhaweeyay…: http://garbahaareey.com/

  Sida Xog gaar ah aan ku helnay Wakiilada Beesha Caalamka ayaa diidan 49 ka mid ah xildhibaanada cusub ee baarlamanka Soomaaliya, kuwaasi oo la aaminsan yahay in ay qaab musuq maasuq ah kusoo…
garbahaareey.com

Hogaamiyeyaasha Madasha Qaran oo War kasoo saaray Doorashada (Aqri)..: http://garbahaareey.com/

War Saxaafadeed kasoo baxay Madasha Hogaamiyeyaasha Qaran ayaa looga hadlay Doorashada xubnaha Aqalka hoose ee ka socota qaar kamid ah Xarumaha Maamul goboleedyada dalka ka jira iyo cabashooyinka l…
garbahaareey.com

XOG: War cusub oo laga helay Doorashadii maanta ka bilaabtay Muqdisho..: http://garbahaareey.com/

Waxaa maanta markii ugu horeysay Magaalada Muqdisho lagu qabtay Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee ka mid noqonaya Xildhibaanada Baarlamaanka. Doorashadii maanta dhacday waxaa lagu doortay Labo kur…
garbahaareey.com

Akhriso: Magacyada Xildhibaanada maanta lagu doortay Baydhabo..: http://garbahaareey.com/

Magaalada Baydhabo maanta waxaa lagu qabtay Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya Degaanada Maamulka Koonfur Galbeed. Doorashadan oo barkhadii bilaabatay ayaa waxa ay aheyd m…
garbahaareey.com

Donald Trump oo ka hadlay weerarkii Wiilka Somaliga uu ku qaaday Jaamacada Ohio..: http://garbahaareey.com/

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in ninkii Soomaaliga ahaa ee dhowrka qof ku dhaacaway jaamacad ku taalla Ohio ka hor inta aan isaga la toogan uu ahaa qaxooti aan mu…
garbahaareey.com

XOG:- Akhriso Magacyada Xildhibaanada u Codeyn Doona Xasan Sheekh: http://garbahaareey.com/

Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee sanadkan 2016ka ayaa noqoneysa midii ugu Adkeyd ee waayadan dhacda, iyadoo guud ahaan dalka laga dareemayo dhaq-dhaqaaqyadu ay Mashurixiintu ugu jiraan in dadk…
garbahaareey.com

DHAGEYSO:- Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose oo maanta ka dhaceysa Muqdisho: http://garbahaareey.com/

  Sida ay horay u sheegeen guddiga doorashooyinka dadban Doorashada Beelaha Banaadiriga ayaa maanta lagu wadaa in lagu qabto Magaalada Muqdisho. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa taal todobo kursi…
garbahaareey.com

UPDATE:- Waa sidee saaka xaaladda Magaalada Gaalkacyo: http://garbahaareey.com/

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay degan tahay xaalada magaalada, balse ay jiraan rasaas mararka qaarkood laga maqlayo galbeedka iyo gudaha Suuqa magaalada. Ganacsatad…
garbahaareey.com

WAR DEG DEG AH:- Khilaafkii Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Puntland oo Xal laga gaaray: http://garbahaareey.com/

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada dadban ee Soomaaliya Abuukaate Cumar Dhageey oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Xal laga gaaray Khilaafkii Arrimaha Doorashada Aqalka Hoose ee Maamulka Puntlan…
garbahaareey.com

AKHRISO:- Liiska Musharaxiinta ku tartamaya kuraasta Aqalka sare ee Somaliland oo la soo saaray: http://garbahaareey.com/

Guddiga doorashooyinka dadban ee u gaarka ah gobolada woqooyi ayaa soo saaray liiska musharaxiinta ku tartamaya xubnaha aqalka sare looga qoondeeyey siyaasiyinta ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan…
garbahaareey.com