
- Xafiiska Warbaahinta Dawlada Hoose Ee HargeysaOrganisme gouvernemental
- Ministry of Health, Republic of SomalilandOrganisme gouvernemental
- Somaliland Pharmacist Association-SOPHA"Organisation non gouvernementale (ONG)
- Somaliland Economic TimesSite web d’actualités
- Afficher plustriangle-down
Wasaarada deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ayaa ku soo badbaadisay agagaarka Laascaanood, magaalo madaxda gobolka Sool, duurjoog si sharci darro ah looga ganacsanay. duurjoogtan oo ka kooban labo hareemacad oo dhal ah. waxay ay wasaaradu u soo qaaday duurjoogtan sii dabar goaysa xarun wasaaradu leedahay oo lagu xanaaneeyo duurjoogta la soo badbaadiyo ee noocan ah.
wixii faahfaahin ah waxad ka heli kartaa Link-gan
https://somalilandministryofenvironment.com/…/wasaarada-…de…/
MoERD Communications Team.
Maanta oo taariikhdu tahay 19-02-2020, waxa ka qabsoomay xarunta Wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga, Workshop, loogu talo-galay arriamaha ilaalinta Duurjoogta sii dabar go'aysa iyo qorshaynta seerayaal (protected areas) . kulankaas oo ka dhexeeyay Wasaarda Deegaanka iyo haayada ASPINALL Foundation oo laga leeyahay Dalka Ingiriiska si gaar ahna uga shaqaysa ilaalinta duur-joogta sii dabar go'aysa.
Shirka waxa furtay wasiirka Deegaanka Marwo. Shukri X. Ismaacil (B…aandare), sidoo kale waxa ka qayb ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaarada, Mudane, Cabdinaasir Axmed Xirsi iyo Saraakil sarsare oo wasaarada ah. Dhinaca haayada Aspinall Foundation Waxa u matalaayay Mr. Dereck Milburn oo ah (Regional Director) iyo saraakil sare oo laftoodu ka tirsan haayadaas.
Wixii faahfaahin ah waxaad ka heli kartaa Website'ka rasmiga ah ee wasaarada
https://somalilandministryofenvironment.com/…/workshop-hal…/


































