Posts

HEES CUSUB BY AHMED ZAKI 2018 UGBAAD OFFICIAL VIDEO 4K (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2018 ERAYADII: ABWAAN ABDIRASHID DHAGAJILIC LAXANKII: NABIIL BULE CODKII: AHMED ZAKI MUSIC BY: BULSHAAWI VOCAL RECORDING...
youtube.com

Somaliland waving flag cover..

Heesta Somaliland – Waving flag cover Farxaan kuuriya
masuul.com
Reviews
4.6
54 Reviews
Tell people what you think
Liibanka Said Nor
· April 6, 2017
Malmo is the one an only prefect how Ku see Somali people
What kind of Somali!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
So
I say you get good time
Abdifatah Sablaale
· August 14, 2017
The one and only Recommended Page since 2010 you deserving my FiveStar, well done
Àyàntá Câshâqà
· March 4, 2017
One of my Favorite page in Sozial Median Maalmo .
Fuad Omar
· November 9, 2017
hi please soo daya heesa cusub sida xamda queen iyo Ugbad Aragsan Kuma jirto Website kina Ugbad Aragsan heesa heda cusub plz
Ali Batalaale
· November 19, 2016
Maalmo runtii hornarka fanka waxa waaya maanta mida qeebta libaaxa ka qaadatay, maadaama ay jirin dad isku xilsaaray dhinacaaa mida kale haday hool walbo dad isku xilsaari lahaa waan humaa hormar dhin...ac walbo inaan ka gaari lahayn See More
Mohamed Abdullahi Ahmed
· November 7, 2016
Maalmo waxaan uga mahad celinayaa qaabka Hagar la'aaneed o ay shacabkoda uga haqab tirayaan hawsha ay hayaan. Waxaana ku matali karaa in ay hayaan hawshii wazaarada hidaha iyo dhaqanka. Guuleysta dham...aaan bahda maalmo. See More
Mohamed Yuumbi
· April 25, 2017
Caadi maahan waa ku heystaa horumarkiina halkaa ka siiwada (y)
Hassan Alasaw
· April 25, 2017
Maamlo) ���
Waa Page Kaliya markan Bbe La'aan Ahay Aan bbe ka dhigto oo Music Mp3 and Mp4 . VIDEO Hd Kala socdo Thnx Bahda Maamlo���🎛🎙���
Abdullahi Haashi Igalle
· February 26, 2017
Maalmo waa halka kaliya ama keedka ugu wayn fanka soomaalyieed ee raas kanbooni ilaa raas casayr :)
AK Lamaane Ahmed
· November 4, 2016
Maalmo waa meel jecel is dhaxgalka iyo hormarinta shacabka.. qaasatan hidaha iyo dhaqanka
Deqa Diriye
· November 27, 2016
Waxaa aad cajiib u ah sida qiimaha iyo qadarinta leh ee maalmo usoo nooleysay qiimihii uu lahaan jiray fanka iyo suugaanta somaaliyeed oo eey iskugu howleen ineey shacabkooda lawadaagaan waxwalboo xus...uus u ah umada somaliyeed ahna arin ku dayasho mudan runtii waana uga mahad celineynaa arinkaas qeybta libaax ah ee maalmo ku dhaqaaqeen waxaana leenahay GUUL IYO GOBANIMO mahadsanidiin viva Maalmo� See More
Daa Burhaan
· November 19, 2016
Maalmo waa web aad iyo ad ufiican
oo wax ka faaiday
Maxamed Yaasin Cali
· January 8, 2017
Yyyyyyyy Yyyyyyyy Yyyyyyyy tttfttffrtrffffffffffffffr
Videos
Sida samsung loogu shubto heesaha mp3-ga oo sharaxaad ah
35
30
Musiga ama codka hees alaala heesta aad rabto (barnaamij cusub ay bahda maalmo ee masuul goor dhaw idin aoo wadaan).
22
123
Sida iphoneapp ka masuul ka heesaha somalida loogu shubto.
20
113
Photos
Posts