Photos
Videos
Dadkaygow nabad
56
21
War Yaa Ogaadeen Ah bal Video ga Daawada HOOYO Qaab Qabiiil baa Loola Dhaqmay Aadba Kaga Xumahay Fadlan #Share Dhaha Hala Gaarsiiyo Bulshada Kale iyo Dowlada DDSI !!!
59
60
DHULKAYGA ANAA LEH KAAGANA WAAN KULA LEEYAHAY Waxaan maqaalkan ugu talagay dhulkii reer Awdal wuxuu noqday wax laysa leeyahay iyo wax layeeshay iyo mid ladamacsanyahay in layeesho bal ufiirso Badhasaab kuxigeenka Awdal EE caasimada Borama waa nin Jabuuti udhashay, nin reer Awdal ihi Jabuti kama aha Badhasaab ku xigeen, magaalada Lughaya Gobalka Awdal nin u dhashay jabuuti ayaa hadiyad lagu siiyay Vote kii kadib, magaalada Zaylac Siiraanyaa ku maamuusay Dowlada Jabuuti oo siiyay Badhasaabka nin reer Jabuuti ah, hadaan taa ka imaado, Hargaysa lama wada laha reer Awdal waa shacabka labaad EE majority ah EE daga Hargaysa inay helaan ayay ahay Badhasaab ku xigeenka Waxaa iyana layska yeeshay Badhasaabkii Gabilay iyo kuxigeenkiisii oo lahaanshaad sheegaysaaye dagaankii dagaal foolxun lagugula jiraa, bal eega cajaladan Jabuuti dhexdeeda laleeyahay DHULKAA aynu iska diiwaan galino iyadoo sharciga Jabuuti reerna qabiil lagu siinaayo, reerna laleeyahay reer hebelbaatahay taasi wax soconaya maaha ninka Jabuti baasaboor iwaydiiya reer AWDALNA waa in ay baasaboor waydiiyaan ninka Awdal xuduudka Lowyacado kasoo galaya Reer Awdal Waxaan leeyahay ama Dhulka hala wada yeesho oo yaan keena uusan noqon mid laysa leeyahay waa in Jabuuti Hargaysa lawada yeeshaa oon labadaba badhasaab iyo kuxigeen aan kanoqonaa hadii kale Gabilay iyo Lughaya iyo Zaylac iyo Borama adeer lawada lahaan maayo ee reer AWDALOW arinkan haloo fiirsado waxna laga qabto sidani waa karaamo daro. DHULKAYGA Anaa leh kaaga Kula lihi Wabilaahi towfiiq
13
8
Posts

ZAKI YARE IYO RAHMA ROSE 2018 RAALI ii NOQO OFFICIAL VIDEO 4K (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2018 ERAYADII: ABWAAN ABDIRASHIID SALAL LAXANKII: SUGE BOQORE CODADKII: ZAKI YARE IYO RAHMA ROSE MUSIC BY: ABDULLWAHAB C...
youtube.com

Fanaan Qaran, Omar Shooli oo beentaa yiri fanaaniinta cusub, Daawo Official Video heestii caanka baxday ee Ladabaalo Caashaqa iyo Quruxda Magaalada Cape Town South Africa 2018

https://youtu.be/6MPjQqqUcMI

Codka : Cumar Shooli Video by Sablale Production Fanaanka Omar Shooli oo booqasho ku yimid dalka South Africa ayaan dib muuqaalkiisa dib u habayn ugu sameeyn...
youtube.com
Posts
Nimcaan Hilaac shared a link.
1 hr
HIBAAQ GOBAAD & ABDIJABAAR HEES CUSUB 2018 KAA DHAWEESTAY
youtube.com
Nimcaan Hilaac shared a link.
1 hr
FADLAN SUBSCREB MY CHANNEL
9bhk.i1l.info
This video is about IIDLE YARE & SACDIYO SIMAN HEESTII MINANKIINA LYRICS XUSUSTII MAXAMED SALEBAN & MAGOL
youtube.com
Nimcaan Hilaac shared a link.
4 hrs
KIIN JAAMAC ABOOWE 2018 OFFIACAIL SOMALI SONG REMIX 2018
youtube.com
Nimcaan Hilaac shared a link.
5 hrs
KIIN JAAMAC 2018 ABOOWE REMIX
9at4.i1l.info
Nimcaan Hilaac shared a link.
8 hrs
IIDLE YARE IYO SACDIYO SIMAN 2018 - XUSUUSTII MAGOOL IYO TUBEEC
8972.i1l.info

Ma Sinee Habluhu
Suurad Kala Qurxoon
Sumcad Kala Haboon
Kala Badan Samaan
Kalgacayl Saxooo

...

Saxar Aan Lahayn
Kugu Soorayoo
Sadrigaad Dagtee
U Saree Hablaha

https://www.youtube.com/watch?v=EKYxL9xcz6o

See More
HASSAN GANTAAL HEES SHIDAN - USAREE HABLAHA LYRICS
youtube.com

HEES KAA QOSLINEYSA (KEENEE GARDARAN)2018 VERY FUNNY