Photos
Videos
Sooma ramadaanka
12
2
Posts

Maama maryan oo warsi siinaysa BBC da.

Somalidii qarniyo hore qurbaha u soo haajirtay kuwii ay dhaleen iyo kuwii ay sii dhaleen qaar ka mid ah ayaa ka qaybgalay bandhig riwaayado iyo gabayo af ingiriis ah oo ay wadajir uga shaqeeyay dhalinyaro Soomaali ah iyo golaha murtida Wales.
bbc.co.uk

Jimco wanaagsan gabdho qaali ah waxan idin rajaynayaa wadan qaali ah bash bash iyo barwaa leh iyo mustaqbal qaali ah insha alaah

Posts

Dear Qaali Think like a queen. a queen does not afraid to fail. A failure is another steppingstone to greatness Opera Winfrey.

Ma ogtahay saacaddii ina dhaafta ianaysan soo labanayn? Ma ogtahay maalintii tagtaa inaysan cumrigeena dib dambe uga mid noqonaynin ? Waxaan si dhab ah marg madoonta u ah in nolosheenu ay ka koobantahay Sanadyo, Bilo, Maalmo, Saacado iyo Ilbiriqsiyo la isku geeyey. Hadiise aan u kuur galno duruufaha nagu heeraarsan waxaan arkaynaa in aan si khaldan... u maamulnay waqtigii qaaliga ahaa. Ileen waxaa xaqiiqo ah in aan nahay ummad aan lahayn aqoonta ixtiraamka waqtiga iyo ballamada muhiimka ah.

 

Tusaale ahaan markii aad qof la ballansatahay waxaa si ula kac ah uga daahaysaa waqtigii uu ballanku ahaa ugu yaraan shan iyo toban daqiiqo ilaa nus-saac. Taas badelkiidi waxaa kasii daran qofkii kale wuxuu kusii tala galayaa in aad soo daahi doonto sidoo kale, barnaamijkaas waxaa loogu magac daray "Ballan Afrikaan"!

 

Mushkiladda Ballan Afrikaan-ka waxay noqotay mid halbowle u ah nolol maalmeed ka qofka Soomaliga ah, iyadoo waliba lagu tilmaamo qofka waqtigiisa ixtiraamo in uu yahay Qof soo taagan ama aan ilbax ahayn. Xaqiiqduse waxa waaye qofka aan watigiisa u nidaamsanayn in uu yahay qudhiisu gadaal ka gaar aan la jaanqaadi karin ilbaxnimada casriga ah. Arrintan ayaa ah mid dhibaatadeeda leh oo runtii igu noqotay utun caloosha bartankeeda iiga jirta. Maa daama badankeen aan caadaysanay sheekada balan afrikaankaa yaabka leh.

 

Hadaba maxaan ka heli karnaa hadii aan iska illowno Ballan Afrikaan:

  1. Waxaa kuu suura galayo in aad si hufan u gudato waa jibaadka ina saaran ha ahaadaan mid aduun iyo mid aakhiroba. 
  2. Waxaa sidoo kale inoo hagaagayo xiriirka aan la leenahay muj tamaca, sababtoo ah waxaa hubaal in sidaa aad qofka walaakaa ah u qaddarisid uu isagana kuu qadarinayo. Waatii Nabigeenu NNKH yiri: La jecloow walaalkaa waxa aad la jeceshahay naftaada.
  3. Kadib waxaa hagaagayso kalsoonida aa ku qabto naftaada, marki aa qatigaaga si wanaagsan aad u maamushay waxaa imaanayso in aa noqoto qof isku filan, wax is tara dadkana wax tara. Ugu damabaytiina waxaa halkaa ka dhalanaysa in ay dadkoo dhan ku jecladaan oo aa noqoto banii'aadam wax tar leh, wax soo saara dadkuna aysan ka maarmin.

Hadaba si aan qaamuuskeenna uga tirno ereyga na daashaday ee ballan afrikaan waxaa nala gudboon in aan si dhab ah u fulinno waxyaabaxa nala gudboon inaan samayno oo Shaqadii maanta loogu tala galay aanan u dhiganin bari. 

 

Farriin: Ogow waligeed bari ma dhamaato!

 

By: Fatuma.

Ballan Afrikaan ma iska daynaa?Ballan Afrikaan ma iska daynaa?

See More

Legend says:when u can't sleep @ night , it's bcz you're awake in someone else's dream !

المشآعر في غيآآبكك ذآآب فييهأ كل صووت

كلمات / بدر بن عدالمحسن الحان / طلال مداح .... وترحل .. صرختي تذبل ... في وادي... لاصدى يوصل .. ولاباقي أنين .. زمان الصمت .. ياعمر الحزن والشكوى .. ياخطوه م...
youtube.com

“Life is like riding a bicycle. To keep your balance, you must keep moving.”
― Albert Einstein

Elissa - Asaad Wahda إليسا - أسعد واحده: http://t.co/qzq03mWs via @youtube

Official Elissa channel: Listen on Yala.fm Like on Facebook Follow on Twitter Buy on iTunes (C) Rotana
youtu.be

Waxaan asxaabta sharafta le la socodsiinayaa in webka Qaali MAgazine uu tecnical ah uga maqanyahay hawada muda gaban ka dibna uu ku soo noqon doono insha alaah aad ayan idiinkaga cudurdaarayaa arinkaas ka raali ahaada fadlan

QaaliOnline: Somalia is often described as one of the worst places in the world to be a woman, with violence, drought and restrictions from al-Shabab Islamists, who controls much of the country. But the BBC’s Mary Harper found that some Somali women are doing surprising things, and their future may ...
qaali.com
Muxuu yahay Tallaalka BCG? Tallaalka BCG waa tallaal noole ah ee bixiya ka hortagga TBda. Tallaalka BCG kaama celin karo jeermiga haddiiba aad u bannaantahay jeermiga TB (jeermi), laakiin, waxay ka dhigtaa jeermi laciif ah oo kooban intii uu noqon lahaa mid nolosha Qatar galiya. Waxay qaadan kartaa ...
qaali.com
Statement by Michelle Bachelet UN Under-Secretary-General and Executive Director of UN Women at the United Nations Security Council on Women, Peace and Security, 24 April 2012, New York.
unwomen.org