Photos
Posts

Xukuumadda Somaliland oo xabsiga u taxaabtay Boqor Cismaan Buurmadoow. Hoteelka Maansoor ee Hargeysa ayaa laga qabtay salaadii cishaha wakhti ku beegan.

#Somaliland: Wasiir Sacad Cali Shire oo ka hadlay wararka ku saabsan hakinta saldhiga Milatari ee UAE ee Berbera
http://geeska.net/wasiir-sacad-cali-shire-oo-ka-hadlay-war…/

Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horaysay ka hadashay wararka sheegaya in la hakiyay saldhiga milatari ee dawladda UAE ka waddo magaalada Berbera ee gobalka Saaxil.
geeska.net
Posts

Wejiga Cusub Ee Wada Hadalada Hargeysa & Muqdisho Iyo Qodobada Horyaala Madaxweyne Biixi
http://geeska.net/wejiga-cusub-ee-wada-hadalada-hargeysa-m…/

Hargeysa(Geeska)-Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa isku raacay in dawladda Switzerland ay noqoto dalka cusub ee hoggaanka u qaban doona dhexdhexaadinta wada hadalada labada wadan.
geeska.net

Kuma ayaa bedeli doona Raysalwasaaraha Itoobiya ee is casilay?
http://geeska.net/kuma-ayaa-bedeli-doona-raysalwasaaraha-i…/

Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa iscasilay, sida laga baahiyay telefishinka qaranka Itoobiya. Ilaa iyo haatan lama sheegin sababta ka dambaysa is casilaadiisa. Waxase la qabaa in is casiladiisa ay keentay culaysyada siyaasadeed ee Itoobiya ka jira oo laga yaabo inaanu ah...
geeska.net

Akhriso saamiga uu Madaxweyne Biixi xukuumadiisa ka siiyay masuuliyiinta xukuumadii Siilaanyo
http://geeska.net/saami-kala-badh-ku-dhow-oo-uu-madaxweyne…/

Hargeysa(Geeska)- Tiro ku dhow kala badh, xukuumadda uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ilaa hadda dhisay ee uu ku magacaabay wareegto madaxweyne ayaa ah xukuumadii hore ee Madaxweyne Siilaanyo. 46% masuuliyiinta uu ilaa hadda madaxweyne Biixi magacaabay oo ka kooban 59 masuul waxa ay ka soo jeedaan xu...
geeska.net

#Somaliland: Madaxwyne Muuse Biixi Cabdi oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa ee Itoobiya. Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu ayaa ku qaabilay madaarka. Madaxweynaha wuxuu safarkiisu qaadan doonaa 16-18 January, waxaanu la kulmi doonaa Raysalwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn.

Image may contain: 5 people
Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting, suit and indoor

Xukuumadda Somaliland oo hakisay saldhiga Milatari ee Berbera ee Imaaraadka Carabta
http://geeska.net/xukuumadda-somaliland-oo-la-sheegay-in-a…/

Hargeysa(Geeska)-Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay hakisay hawlaha saldhiga milatari ee ay dawladda Imaaraadka Carabtu ka dhisanaysay magaalada Berbera.
geeska.net

#Tacsi ku socota Danjire #Cawil Cali Ducaale

Maamulka, Tifaftiraka iyo shaqaalaha wargeysyada Geeska Afrika iyo The Horn, waxa ay tacsi u dirayaan Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil) oo ay walaashii Marxuumad Aamina Cali Ducaale shalay ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska. Sidoo kale waxaanu tacsi taas la mid ah u diraynaa Ismaaciil Axmed Ismaaciil, taliyihii ciidankii asluubta ee Soomaaliya oo ay xaaskiisa ahayd. Marxuumadana waxaanu Alle uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, ehelka iyo ubadka ay ka baxdayna Samir iyo iimaan ka siiyo...aamiin...aamiin.

#Dhawaan filo buuggan. Waa qisadii caanka ahayd ee Amiina Al Mufti oo buug ah. Kamaal A Ali, guddoomiyaha wargeyska Geeska Afrika oo qisadan xiisaha badan u turjumay Soomaali ayaa haddana ku ururiyay buug dhammaystiran.

No automatic alt text available.

"Waxaan qaatay go'aan qadhaadh"...Cirro

Murashax Cirro caawa ayuu shirjaraa'id ku qabtay Hargeysa, waxaanu sheegay inuu danta qaranka darteed u aqbalay natiijada doorashadii madaxtooyada oo uu sheegay in la dhoob-dhoobay, waxaana hadalkadiisii ka mid ahaa “Waxaan qaatay maanta go’aan qadhaadh oo aan hubo inaanu farxad gelin doonin taageerayasha codkooda la boobay taas oo ah mid lagu badbaadinayo midnimada umadda Somaliland, umaan tanaasulin Muuse Biixi, umaan tanasulin KULMIYE, waxaan u tanasaulay nabadda wada jirka iyo midnimadad umadda Somaliland. Waxaan go’aansaday inaan natiijada gacan ku samayska ah ee la dhoob dhoobay aan aqbalo, dalkayga iyo dadkayga anoo eegaya.”

Image may contain: 1 person

Murashax Cabdiraxmaan-cirro oo sheegay inaanay doorashadii madaxtooyada ee 13 November qabsoontay ahayn mid xor iyo xalaal ah. Halkan ka daawo muuqaalka shirka jaraa'id ee Cirro
https://www.youtube.com/watch…

Deg Deg :- Musharax Ciro Oo Gabi Ahaanba Qaadacay Doorashadii Somaliland Ka Dhacdey
youtube.com

Murashax Cabdiraxmaan-cirro oo sheegay inuu qaadacay natiijada doorashada madaxtooyada ee 13 November qabsoontay oo la filayo inay guddiga doorashadu ku dhawaaqo Salaasada beri, inshaalah.
https://www.youtube.com/watch…

Deg Deg :- Musharax Ciro Oo Gabi Ahaanba Qaadacay Doorashadii Somaliland Ka Dhacdey
youtube.com

#Doorasho: Dadka reer Somaliland waxay saaka u dareereen goobaha codbixinta si ay u dhiibtaan codkooda lagu dooranayo madaxweynaha cusub ee Somaliland.
Safaf dhaadheer ayaa lagu jiraa magaalada Hargeysa, jawiguna waa mid degen oo nabadgelyo.

Image may contain: one or more people, people standing, people walking and outdoor
Image may contain: 1 person, standing and outdoor

#Deg_deg: Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada JSL Maxamed Cabdillaahi Obsiiye ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii wasiirnimo iyo xubinimadii xisbiga KULMIYE. Wasiirku wuxuu ka soo jeedaa gobalka Awdal.
https://www.youtube.com/watch?v=LC_-bT0fRaw&feature=youtu.be

Weriye Faysal Fifa Somali Cable Tv Hargeysa Somaliland
youtube.com

#Abaal_marin la siinayo cidda soo hesha laba hariimacad oo hudheelka Rays Borama joogay
http://geeska.net/abaalmarin-la-siinayo-cidda-soo-sheegta-…/

Ila 22/10/2017 Laba Hariima-cad oo yaryar ayaa lagu hayay hudheelka Rays ee Borama [Waxa hore u sii joogay saddex hariima-cad oo waaweyn]. Iyadoo ay arrintan ay dawladu u aragto sharci darro, ayaa maamulka hudheelka laga codsaday inay soo dhiibaan. Hase yeeshee, labadii harima-cad ee yaryaraa waxa d...
geeska.net

Dr. #Bulxan oo Turkey kaga qayb galay shirka aqoonyahanka Somaliland iyo Soomaaliya.

Dr. Xuseen Cabdilaaahi Bulxan waxa uu Turkiga kaga qayb galay shir ay isugu yimaadeen aqoonyahanka Somaliland iyo Somaliya. Waxa uu Geeska Afrika u xaqiijiyay in isaga shirkaas loogu doortay gudoomiyaha labada ergo ee aqoonyahanada ah shirka xigana la isugu iman doono January 2018. Dhinaca Somaliya waxa metelayay Dr Maxamed Cabdilaahi Baadiyow iyo Dr. Cabdi Kuusow.

Image may contain: 1 person, sitting

Sirta ku duugan soo dhawaynta diiran ee uu Siisiga Masar ku qaabilay Farmaajaha Somaliya

http://geeska.net/sirta-ku-duugan-soo-dhoweynta-diirran-ee…/

Qaahira (Geeska)- Faallo shalay lagu baahiyey degelka Al-Carabi 21 ayaa gorfaysay sirta ku duugan soo dhoweyntii diirranayd ee madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo kala kulmay Qaahi…
geeska.net