#Sawiro || AUN G/le Cabdisalaam Mustafe C/lahi Jaamac Awaare oo ka tirsanaa Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland oo ku shahiidey hawlgalka ciribtirka Argagixisada Daacish ayaa Aas qaran loogu samayay Magaalada Boosaaso iyadoo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin iyo saraakiil Kala duwan.
Shiine Abdi Ahmed




