Dalka aadka u yar ee Eswatini, ee horay loo oran jiray Swaziland, kuna yaala Koonfurta Afrika, oo dadka ku nool lagu qiyaasay inay gaarayaan 1,217,000 oo qof, ayaa ciidan gaaraya 32 askari u soo diray Koonfurta Soomaaliya. Ciidankan ayaa ka mid noqonaya nabad ilaaliyaasha Afrika ee ku sugan Soomaaliya. Lacagtii Culusoow uu Firdhiye iyo Cabdirashiid geliyey si uu Puntland u bur buriyo, 32 Askari iyo in ka badanba waa ku tababaran lahaa